Isku xirrada

Somaliland oo Faahfaahisay Heshiiska Saldhiga Berbera


Siilaanyo and Suleiman

Xubno ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo shalay la hadlay VOA ayaa ka digay saldhiga milateri ee Somaliland ay siisay dalka Imaaraadka Carabta iyaga oo ku tilmaamay inuu yahay mid halis ku ah midnimada Soomaaliya.

Haddaba masuuliyiinta Somaliland oo la hadlay warbaahin kala duwan ayaa faahfaahin ka bixiyey saldhiga milateri ee ay heshiiska kula galeen Imaaraadka.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa arrimahan ka waraystay Axmed Xasan Carwo oo ah lataliyaha Dhaqaalaha iyo maalgashiga ee Madaxweynaha Somaliland oo ku sugan magaalada Hargeysa.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG