Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhakhaatiirta Soomaalida ee Minnesota oo Kulan Qabtay

Dhakhaatiirta Soomaalida ee ka hawlgala gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa xalay qabtay kulan ay dadka kaga wacyi galinayeen cudurka Jadeecada oo dhawaan lagu arkay gobolkaas, kaas oo caruur Soomaali u badan laga helay.

Qabanqaabada kulanka waxaa iska kaashaday labada hay’adood oo Soomaali ah oo kala ah Brivia Health iyo Twin Dental iyo waliba dhakhaatiir Soomaaliyeed.

Haddaba faahfaahinta kulanka ayaa wariyeheena gobolka Minnesota uu ka wareystay Dr. Mahad Cabdullaahi Ururshe oo ku takhasusay cudurada caruurta iyo mid ka mid ah waalidiintii shirka ka soo qeyb gashay.

Dr. Ururshe ayaa hadalka ku horaynaya.

Kulan ka dhacay Minnesota
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:14 0:00

XS
SM
MD
LG