Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fallanqeyn: Isbeddelada Maamul ee Gobolka Banaadir


Muqdisho
Muqdisho

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Taabit Cabdi ayaa xalay xilka ka qaaday 15 ka mid ah guddoomiyeyaashii degmooyinka gobolka Banaadir, isaga oo magacaabay 15 guddoomiye degmo cusub.

Xukumadda Ra’isul Wasaare Khayrre ayaa horey u ballan qaaday inay sameeneyso isbeddel dhinaca siyaasadda ah.

Hadaba magacaabista guddoomiyeyaasha cusub maxey uga dhigan tahay siyaasadda Somalia, iyo nabadgelyada magaalada.

Wariyeheenna Xuseen Barre Aaden ayaa su’aalahaasi weydiiyay Professor Yaxye Sheekh Caamir oo ka mid ah aqoonyahanada magaalada Muqdisho.

Wareysi: Yaxye Sheekh Caamir
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:00 0:00

XS
SM
MD
LG