Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad ku Dhintay Roobab ka Da'ay Muqdisho


Muqdisho
Muqdisho

Roobab culus ayaa lagu soo warramaya inay shalay iyo xalay ka da’een gobollo kala duwan oo Soomaaliya ah, khasaarena ay ka dhasheen.

Magaalada Muqdishu ayaa ka mid ah magaalooyinka ay haleeleen roobabka culus, waxaana mas’uuliyiintu sheegeen in khasaare nafeed jiro kadib roobabka da’ay.

Cabdulxakiim Maxamuud Shirwac ayaa xaaladda roobabkan ka waraystay weriyahayaga Seynab Abuukar.

Roobab ka da'ay Muqdisho
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:16 0:00

XS
SM
MD
LG