Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Duq Magaalo oo ku Dhintay Daad Qaaday


Mid ka mid ah mas’uuliyiinta Somaliland ayaa ku dhintay daad qaaday baabuur ay la socdeen shalay.

Dhacdadaas, waxaa ku dhintay Abuubakar Xasan Guuleed oo ahaa gudoomiyaha degmada Xariirad ee gobolka Salal, waxaase ka badbaaday Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Somaliland C/rasaaq Waabari Rooble.

Wasiirka ayaa weriyahaya VOA Haashim Sheekh Cumar Good uga waramay sida daadku u qaaday iyo goobta roobku ku helay.

Wareysi: Cabdirisaaq Waaberi
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:13 0:00

XS
SM
MD
LG