Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faahfaahin ku Saabsan Shirka London ee Arrimaha Soomaaliya


Dr. Aadan Xasan Adan
Dr. Aadan Xasan Adan

Magaalada London waxaa ka socda shirka looga hadlayo arrimaha Soomaaliya kaas oo ay shirguddoominayaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra'iisal Wasaaraha Britian Theresa May iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutteres.

Shirkan waxaa ka qaybgelaya illla 42 ergo oo ka mida saaxiibada Soomaaliya oo ay ku jiraan madaxda gobolka Geeska Afrika ee deriska la ah Soomaaliya iyo dalalka Ciidamadu ka joogaan.

Haddaba masuuliyiinta shirka ka qaybgelaya ee aan waraysanay waxaa ka mida Danjiraha Djibouti u fadhiya Soomaaliya Dr. Aadan Xasan Aadan.

Warbixin shirka ku saabsan lifaaqa hoose ka dhegeyso.

Shirka London ee Arrimaha Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:20 0:00

XS
SM
MD
LG