Baahi iyo macluul isdaba joog ah oo ay kalifeen abaarihi soo noqnoqdey dartood, ayaa koox ganacsato ah waxaa ay hindiseen sidaa ay gacan uga geysan lahaayeen hilataanka cunto ku fillan dad iyo duunyaba.
Warshada Boodharimills waxaa ay soo saari doontaa cunto ka badan baahida dalka. Sida uu uu sheegey madaxa shirkada Cabdiraxmaan Axmed Nuur oo u waramey Jaamac Buulle Jaamac.
Embed
share
Boodhirimills
by VOA
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
0:00
0:04:24
0:00