Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu Yahay Shirka London ka Furmaya ee Soomaalida?


Magaalada London ee dalka Britain, waxaa ka furmi doonaa khamiista shirwayne looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.

Shirkan oo ah kii 3-aad oo Britain ay marti galiso ayaa waxaa ka qaybgalaya in ka badan 40 dal iyo hay’ado caalami ah.

Waxaa magaalada sidoo kale jooga oo shirka ka qeyb galaya madaxda dowladda federaalka ah iyo kuwa maamul goboleedyada Soomaaliya.

Wariyaha VOA-da Ridwaan Xaaji ayaa warbixintan ku eegaya shirkaas.

Warbixin: Shirka London
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:10 0:00

XS
SM
MD
LG