Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya iyo Ethiopia oo Qodobo Isku Afgartay


Farmaajo and Hailemariam
Farmaajo and Hailemariam

Dawladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa dhowaan sheegay inay isku afgarteeen qodobo muhiim ah oo ay ka mid tahay la dagaalanka Al-Shababa iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

Heshiiskan ayaa ka dambeeyey safarkii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu ku tagay magaalada Addis Ababa.

Warbixintan waxaa inoo haya Jamaal Axmed Cusmaan.

Warbixin: Jamaal Axmed Cusmaan
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:56 0:00

XS
SM
MD
LG