Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Dad u Dhintay Cuduro ka Dhashay Abaaraha


Abaaraha

Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa sheegtay in dadka cudurka shuban-biyoodku haleelay ee deegaannada uu ka dillaacay ay 4% u dhinteen.

Agaasimaha guud ee wasaaraddaas Saleebaan Jaamac Diiriye oo u waramay VOA ayaa sheegay in dadka heerarka kala duwan cudurka nafaqo-darradu ay haleeshay ay gaadhayaan dad ku dhaw 200 oo kun oo qof oo isugu jira caruur iyo dad waawayn.

Agaasimaha oo u waramay weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye, ayaa ugu horrayn ka warramay cudurrada ugu badan ee abaartu keentay iyo deegaannada ay ku kala badan yihiin.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:11 0:00

XS
SM
MD
LG