Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashadii Galmudug oo Mar kale Dib u Dhacday


Guddiga doorashada Galmudug ayaa maanta mar kale ku dhawaaqay in mar kale uu dib u dhacay ku yimid doorashada madaxweynaha oo lagu waday inay berito dhacdo, waxeyna shaaciyeen in sadexdan bishan la qaban doono.

Dib u dhaca doorashadan iyo burburka wadahadalada Galmudug iyo Ahlu Sunna oo khilaafkoodu uu yahay caqabada ugu weyn eek u hor gudban horumanka iyo xasiloonida gobolka, ayaa waxaa warbixintan nooga diyaarisay wariyeheenna Sahra Cabdi Axmed.

Dhageyso Doorashada Galmudug
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:11 0:00

XS
SM
MD
LG