Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Xaaladda Kala Guurka Soomaaliya

Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay marxaladda kala guurka ee dalka Soomaaliya. Barnaamijka ayaa qeyb ka ahaa kulan dadweyne oo sidoo kale arrintan looga hadlayey oo shalay VOA ay ku qabatay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Barnaamijka waxaa soo jeedineysa weriyaha VOA ee Nairobi Maryan Maxamuud Barre.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:38:10 0:00

This item is part of
XS
SM
MD
LG