Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo Joojiyey Qabashada Dadka Soomaalida


Hey’adaha socdaalka ee Mareykanka ayaa ku wargeliyay safaaradda Soomaalida inay joojinayaan qabqabashada dadka Soomaalida ee sharci darada ah oo aan guryahooda ama goobahooda shaqo loogu tagi doonin.

Safiirka Soomaaliya ayaa sheegay in hay’addu ay ka jawaabeysay cabasho ay safaaradda Soomaaliya iyo sharciyaqaanno arrintan kala shaqeynayay ay u gudbiyeen hay’adda, taasoo ku aadan inay u muuqdaan inay si gaar ah Soomaalida u bartilmaameedsanayaan.

Wariyeheenna Falastiin Axmed Iimaan ayaa arrintan goor dhow ka wareysatay safiirka Soomaaliya ee Mareykanka Axmed Ciise Cawad.

Wareysi: Safiirka Soomaaliya ee USA
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:05 0:00

XS
SM
MD
LG