Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo ka Hadashay Weerarada Burcad Badeedda


Taliska ciidamada badda Puntland ayaa ka hadlay weerarada burcad badeeda ee soo noqday, kadib markii dhowaan ay burcad badeeddu qabsadeen dhowr doon oo kale.

Taliyaha ciidamada badda Puntland Admiral Cabdirisaaq Diiriye Faarax waxa uu sidoo kale ka hadlay waxa ay ka qabtaan kalluumaysiga sharci darrada ah oo dad badani u arkaan inay tahay sababta dhiirigelisa weerarada burcadbadeeda.

Waxaa kale oo uu Admiral-ku ka hadlayaa ruqsadaha kalluumaysiga ee maamulka Puntland uu bixiyo. Ismaaciil Xuseen Farjar ayuu taliyuhu khadka telefoonka ugu waramay.

Wareysi: Taliyaha ciidamada Puntland
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:56 0:00

XS
SM
MD
LG