Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kun Qof oo Laga Badbaadiyey Xeebaha Libya


EU Libya Migrants
EU Libya Migrants

In ka badan kun qof ayaa maalintii shalay laga soo badbaadiyay xeebaha bada Liibiya iyadoo la soo gaadhsiiyay jasiirada Sicily ee dalka Talyaaniga.

Dadkan oo la sheegayo inay yihiin dad kasoo haajiray wadamdada saxaraha ka hooseeya ee qaarada Afrika ayaa uu soo badbaadiyay markab laga leeyahay dalka Jarmalka.

Safaarada Soomaaliya ee dalka Liibiya ayaa sheegaysa in dadkan ay ku jiraan dad Soomali ah.

Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa arintan ka waraystay Danjiraha Soomaaliya ee dalka Liibiya Muxiyadiin Maxamed Kaalmooy.

Wareysi: Muxiyadiin Kaalmoy
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:51 0:00

XS
SM
MD
LG