Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad ka Tirsan Urur Diimeed Cusub oo Lagu Xiray Hargeysa


Ciidamada booliiska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay qaar ka mid ah koox dhawaan magaalada Hargeysa kaga dhawaaqday urur diimeed ay sheegeen inay yihiin faraca Somaliland.

Hawlgal ay ciidamada booliisku xalay ka sameeyeen magaalada Hargeysa ayaa lagu xiray saddex xubnood oo ka mid ah, sida uu warbaahinta u sheegay taliyaha guud ee ciidamada booliiska Cabdillaahi Fadal iimaan.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

Warbixin: Barkhad Maxamuud Kaariye
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:20 0:00

XS
SM
MD
LG