Isku xirrada

Puntland oo Xakun Dil ah Ku Fulisay 5 Dhalinyara ah


Boosaaso

Maxkamada Ciidamada Puntland ayaa maanta xakun dil ah ku fuliyey shan nin oo lagu soo eedeeyey in ay ka tirsanaayeen Al-Shabab, gudaha magaalada Boosaaso.

Maxkamada ayaa ku eedeysay dhalinyaradaan in ay ka danbeeyeen dilal horay loogu geystay mas,uuliyiin ka tirsanaa maamulka Puntland.

Wariyaha VOA-da Nur Xasan Nur, ayaa khadka telefoonka Boosaaso kula xiriiray gudoomiyaha maxkamada ciidamada Puntland Col. Cabdifatah Xaaji Aadan.


XS
SM
MD
LG