WASHINGTON. DC —
Barnaamijka Faaqidaada Todobaadka, oo ay soo diyaarisay soona jeedin doonta Casha Cuud, wuxuu ku saabsanyahay soo rogaalcelinta burcad badeeda Soomaalida.