WASHINGTON. DC —
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shalay ku dhowaaqay dagaal ka dhan kooxda Al-Shabab, isaga oo ciidamadana u magacaabay taliyaal cusub.
Haddaba maxay arrintan ka beddeli kartaa xaaladda amaanka ee Soomaaliya.Warbixin gaar ah waxaa inooga diyaarisay Sahra Cabdi Axmed.