Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Roobab ka Da'ay Gobollada Bay iyo Bakool


Deegaanno hoos yimaada gobollada Bay iyo Bakool ee Soomaaliya ayaa laga soo sheegayaa in uu ka curteen roobabka ka gu’ga.

Dhulka roobabka ay ka da’een ayaa ka mid ah meelaha ay abaartu saamaysay isla markaana xaaladd caafimaad darro oo abaarta ka dhashay ay dadka iyo xoolahaba saameeyeen.

Roobabka da’ay oo la sheegay inaysan ahayn kuwa xooggan, ayaa haddana lagu warramay in dadka ku diirsadeen.

Wariyaha VOA da Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan nooga soo diray magaalada Baydhaba

Roobab ka da'ay Baay iyo Bakool
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:05 0:00

XS
SM
MD
LG