Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweenka Muslimiinta oo Dibadbax ka Dhigay London


Qaar ka mid ah haweenka muslimka ah ee dalka Britain ayaa isugu soo baxay buundada Westminster ee u dhow baarlamaanka Britain, halkaasi oo dhawaan lala beegsaday weerar.

Ujeedada haweenkan ayaa ahayd inay cambaareeyaan argagixisada geysatay weerarakan iyo guud ahaan kuwa dunida ka wada ficillada argagixiso.

Hadaba Cabdixakiim Shirwac ayaa arrintan ka waraystay Maxamed Sheekh Aadan oo ka mid ah dadka u dhaqdhaqqa jaaliyada Soomaalida ee dalka Britain.

Haween ku banaanbaxay London
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:51 0:00

XS
SM
MD
LG