Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sawirro: Qarax Baabuur oo ka Dhacay Muqdisho

Qarax
Qarax

Qarax loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay maqaayad ku taalla agagaarka Hotel Naasa-Hablood 2 ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa meel aad muhiim ah oo dadka ay ku badan yihiin, oo ku dhow isgoyska Xaawo taako ee magaalada caasimadda ah.

Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa ah qeybta baabuurta la dhigto ee maqaayadda.

Inkastoo uusan qaraxaasi geysan wax khasaare nafeed, haddana waxa uu sababay bur bur hanti, ayada oo baabuurka qarxa uu gebigiis burbaray.

Markii uu qaraxa dhacay ka dib ayaa waxaa goobta gaaray wariyaha VOA C/qaadir Maxamed Cabdulle, waxaanan ugu horreyntii weydiiyay inuu sawir ka bixiyo goobta uu qaraxu ka dhacay.

Qarax ka dhacay Muqdisho
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:47 0:00

Qarax Muqdisho ka dhacay

1/8
Warar Kale Show less
2/8
Warar Kale Show less
3/8
Warar Kale Show less
4/8
Warar Kale Show less
5/8
Warar Kale Show less
6/8
Warar Kale Show less
7/8
Warar Kale Show less
8/8
Warar Kale Show less
Previous slide
Next slide

XS
SM
MD
LG