Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dadaalada Abaaraha oo soo Kordhaya


Somalia waxaa weli ka oogan abaar baahsan oo halis ku heysa nolosha dad ka badan lix milyan iyo bar qof. Dowladda Somaliyana waxey sheegtay dhawaan in cudurada shuban biyoodka iyo daacuun caloolaha lala xiriirinayo abaarta ay ku dhinteen, dad kun iyo lix boqol ka badanna ay nafaqa darro heyso.

Waxaa kaloo soo kordhaya dadaalka caalamiga ah ee la doonayo in loogu gurmado dadka ay abaaruhu aafeeyeen.

Dowladda Malsia ayaa sheegtay in tira ciidama ah iyo koox caafimaad ay u direyso Somalia.

Hadaba wararkii ugu dambeeyay ee abaaraha ayaa wariyeheenna Cabdixakiim Maxamud Shirwac waxa uu ka wareystay Wasiirka Warfaafinta dowladda Somalia, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, wuxuuse ugu horeyn wax ka weydiiyay waxa ay dowladda Somaliya ka ogtahay duqeyn dhawaan xeebaha Yemen lagu dilay dad Somali ah oo 40 ka badan oo saaraa doon ku sii jeeday dalka Sudan.

Dhageyso Warbixinta Abaaraha
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:31 0:00

XS
SM
MD
LG