Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada Puntland oo Weeraray Burcad Badeedda


Ciidamada badda ee Puntland iyo burcad-badeedda markabka afduub ahaanta ugu haysata xeebaha Berderbayla ayaa maanta waxaa dhex-maray is-rasaaseyn.

Iska horimaadka ayaa yimid kadib markii ciidamada Puntland ay weerareen dooni yar oo sahay u siday burcad-badeedda markabka haysata, sida ay wararka sheegayaan.

Illaa iyo hadda lama sheegin wax khasaare nafeed ah oo ka dhashay isku dhacan.

Weriyaheena Ismaaciil Farjar ayaa dhacdan ka wareyatay Faadumo Yaasin Jaamac weriyaha VOA ee Bossaso.

Warbixin: Faadumo Yaasiin Jaamac
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:22 0:00

XS
SM
MD
LG