Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Salaad Roob-doon oo Laga Tukaday Muqdisho 


Salaadi Roob-doobka ee maanta Muqdisho lagu tukaday
Salaadi Roob-doobka ee maanta Muqdisho lagu tukaday

Magaalada Muqdishu waxaa manta lagu qabtay salad roob-doon ah oo aay wada tukadeen dadweynaha magaalada qaarkood, madaxda dawladda iyo culimada diinka.

Salaada roob doonka ayaa ILAAH looga baryayey roob iyo naxariis inuu siiyo bulshada.

Warbixintan waxaa Muqdishu kazoo diray Axmed Xasan Colaad.

Warbixinta Salaada Roob-doonka Xamar
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:19 0:00

XS
SM
MD
LG