WASHINGTON. DC —
Dawladda Soomaaliya ayaa manata dhagax dhigtay xarun cusub oo ay yeelan doono Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadahaa.
Warbixintan waxaa Muqdishu nooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.