Barnaamijka faaqidaadda waxaan toddobaadkan ku eegeynaa dib u dhigist mar kale lagu sameeyey doorashooyinkii Somaliland iyo waqti kordhinta loo sameeyey golayaasha dowladda.
Barnaamijka oo ay ka qeyb-galayaan dhinacyada siyaasadda Somaliland, ayaa waxaa Hargeysa kusoo diyaariyey weriyaheena Barkhad Maxamuud Kaariye.