Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamo Gadood ka Sameeyey Garoowe


Gaadiid fara badan ayaa ku xaniban koontaroolka dhanka Koonfureed ee Magaalada Garoowe, halkaasi oo xalay ay la wareegeen ciidan gadoodsan oo ka tirsan kuwa Puntland.

Ciidamadan ayaa sheegaya in tallaabadan ay ku dhaqaaqeen ayaga oo ka cabanaya inaysan wax mushahar ah qaadan muddo dhowr bilood ah.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa khadka taleefanka kula xiriiray Cabdullahi Ibrahim Maxamed oo ka tirsan ciidamada Gadoodsan, wuxuuna ugu horeyn weydiiyay ujeedada ay kantoroolkaa ula wareegeen.

Ciidamo gadood ka sameeyey Garoowe
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:26 0:00

XS
SM
MD
LG