Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Soomaaliya iyo 10 Sano oo Amisom Ah


Toban sano ayaa kaso wareegtay markii ugu horreysay ee ciidamada Midowga Afrika ee Amisom ay soo galeen dalka Soomaaliya.

Bishii March ee 2007 ayaa ciidamadii ugu horreeyey ee Amisom oo ka socday dalka Ugnada ay soo galeen magaalada Muqdisho, waxaana kadib xigay ciidamo ka socday dalal ay ka mid yihiin Burundi, Sierra Leone, Kenya iyo Itoobiya.

Haddaba 10 sano kadib maxaa u qabsoomay Amisom, maxaase caqabado ah oo ay la kulmeen. Waxaan ku eegeynaa barnaamijka faaqidaadda tododbaadka. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:28:28 0:00

XS
SM
MD
LG