Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fallanqeyn: Nuxurka Xafladdii Caleemo Saarka


Caleemo saarka Farmaajo
Caleemo saarka Farmaajo

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo la doortay sideeddii Febraayo, ayaa maanta lagu caleemo saaray munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Munaasabadda ayaa waxaa goob joog ka ahaa oo ka qeyb-galay madax iyo wakiilo ka socday in ka badan 120 dowladood, taasi oo muujisay in beesha caalamka aysan u kala harin munaasaabadda.

Haddaba waxay ay munaasabaddan kaga duwan tahay kuwii hore iyo waxyaabaha laga qaadan karo, ayaa waxaa Jaamac Buulle uu ka wareystay Prof. Afyare Cabdi Cilmi oo bare ka ah jaamacadda Qadar ee magaalada Doxa.

Wareysi Prof. Afyare Cabdi Cilmi
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:12 0:00

XS
SM
MD
LG