Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Farmaajo oo Ku Dhawaaqay Dagaal Ka Dhan Ah Shabaab


Madaxweyne Farmaaajo
Madaxweyne Farmaaajo

Madaxweynaha Soomalaiya Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladiisu ay qaadeyso dagaal ka dhan ah kooxda Al Shabaab.

Madaxweynaha ayaa hadalkaan ka jeediyey Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho oo uu xalay ku booqday dadki ay waxyeelada kasoo gaartay weerarki shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdulqadir Maxamed Cabdulle.

Dhageyso warbixinta Madaxweyne Farmaajo
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:47 0:00


XS
SM
MD
LG