Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxda VOA Africa oo ka Hadlay VOA Somali


VOA Logo
VOA Logo

Laanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa shalay oo bishu ay ku beegneyd 12-ka Feberaayo, 10 sano jirsatay.

12-kii Bishii Febraayo ee 2007-dii ayaa Laanta Af-Soomaaliga dib loo bilaabay, waxaana Laantu iminka ka mid tahay in ka badan 40 laamood oo ka mid ah idaacadda VOA.

Madaxa Laanta Afka Somaliga ee VOA Cabdiraxman Yabarow ayaa Wareysi ku saabsan howsha ay soo heysay laanta la yeeshay Madaxa Qeybta Africa la hadasha ee VOA-da Neguso Mengeshe, waxaana wareysiga la soo jeedinaya Jacfar Kukay.

Wareysi: Neguso Mengeshe
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:11:40 0:00

XS
SM
MD
LG