Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Farmaajo oo la Kulmay Wiil Codsaday in loo Geeyo


Tan iyo marki la doortay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa baraha bulshada ay ku xiriirto sida Facebook iyo Twitter-ka aad looga hadlayey muuqaal wiil Soomaaliyeed oo dhalinyara ah oo isaga oo aad u qiireysan ku qeylinayey. “Ar Farmaajo ii geeya, Ar Farmaajo ii geeya”.

Cabdulaahi Maxamuud Cusmaan (Daanyeeroow) oo kasoo jeedo magaalada Jowhar, xalay ayaa loo geeyey madaxweyne Farmaajo.

Sahra Cabdi Axmed ayaa khada telefoonka ku wareysatay, waxaana ugu horeyn ay weydiisay sida u dareenkiisa yahay ka dib kulanki madaxweynaha.

Qeybta hoose ee boggan ka dhegayso waraysiga oo dhan.

Dhegayso: Wareysi lala Yeeshay Wiilkii Baraha Bulshada kaga baaqay (Farmaajo ii geeya)
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:43 0:00

XS
SM
MD
LG