Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qiimaha Shilin Soomaaliga oo Sare U Kacay


Bankiga Dhexe ee Somalia
Bankiga Dhexe ee Somalia

Dhaqaalayahannada Soomaalida ayaa sheegay in doorashada Madaxweynaha Cusub ay saameyn ku yeelatay inuu xoogaa xoogoobo shilinka Soomaaliga marka lagu sarrifayo lacadaha qalaad qaarkood sida doollarka Maraykanka.

Shilin Soomaaliga ayaa labadii maalmood ee u dambaysay lagu sarrifayey 16kun oo shulin SOomaali ah halkii dollar, halka uu horey uga ahaa ilaa 22 kun oo dollar halkaii doolar. Dhinaca kalena, Guddoomiyaha Bankiga Soomaaliya ayaa ka hadlayey waxa sababya isbeddelkaasi.

Haaruun Macruuf ayuu uga warramay xaaladda lacagta Soomaalida iyo shaqada bankiga ee xilligan.

Dhageyso wareysiga gudoomiyaha Bankiga Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:02 0:00


XS
SM
MD
LG