WASHINGTON. DC —
Waxaa shalay dalka isutaga Imaaraadka Carabka ku geeriyooday madaxweynihi hore ee Dowlad Goboleedka Puntland, Alla ha u naxariistee Generaal Cadde Muuse Xirsi.
Warbixintaan waxaa nooga diyaariyey wariyaha VOA-da Xuseen Barre Adan.
Dhageyso warbixinta geerida Jeneraal Cadde Muse.