Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qeybta Saddexaad ee Dooda Musharaxiinta


Codeyn
Codeyn

Maalmihii dhowaa idaacadda VOA ayaa dood u qabaneysay qaar ka mid ah musharaxiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ee ku tartamaya doorashada beri ka dhaceysa magaalada Muqdisho.

Waxaan horey u qabanay laba dood oo ay ka qeyb galeen dhowr musharax.

Waxaan maanta idiin soo gudbineynaa dooddii saddexaad ee qaar ka mid ah musharrixiinta u tartamaysa jagada madaxweyennimada.

Waxaa doodda maanta ka qeyb galaya Jabriil Ibraahim Cabdulle, Dr. Cabdinaasir Maxamed, Tarsan iyo Zakariye Xaaji.

Waxaa si wadajir ah inoogu soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan iyo Sahra Cabdi Axmed.

Dooda Saddexaad ee Musharaxiinta
please wait

No media source currently available

0:00 0:40:55 0:00

XS
SM
MD
LG