Deegaanno ka mid ah Somaliland oo ay ka jireen abaarro aad u daran ayaa labadii maalmood ee la sooo dhaafay waxaa ka da’ayay roobab lagu diirasaday.
Haddaba goobaha ay roobabka da’een iyo saameynta ay reebeen ayaa waxaa goor dhaweyd weriyaheena Cabdixakiim Shirwac wuxuu ka wareystay weriyaheena Hargeysa Barkhad Maxamuud Kaariye.