Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Madaxweyne Xasan Sheekh


Xasan Sheekh
Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaiya Xasan Sheekh Maxmauud oo ah musharax mar kale u taagan xilka ayaa waraysi uu siiyay VOA-da waxa uu kaga hadlay waxayaabihii u suura gelin waayey in uu gaaro ballanqaadkiisii 2012-ka.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in waxa xilligan qabyada ah ay ka mid yihiin amniga, dhaqaalaha iyo adeegga bulshada, asaga oo qiray in wax badan oo ballanqaadkii dowladda ka mid ahaa aysan suura gelin.

Madaxweyanaha ayaa VOA-da weydiisay dhulka danta guud ee la bixiyey waxa uuna sheegay in ay guddi u saareen arrintaas, qaarkoodna hadda dib loo soo celiyay.

Weriyaha VOA ee Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa wareystay

Wareysi: Madaxweyne Xasan
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:52 0:00

XS
SM
MD
LG