Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Xasan oo ka Hadlay Go'aankii ICJ


Maxkamada Cadaalada ee Caalamiga ah ee saldhigeedu yahay dalka Holland ayaa shaley galabti xilliga magaalada Den Haag soo bandhigtey go'aankeedi ku aaddana dacwaddii badda Soomaaliya ee mudaba laga war-dhowrayey.

Go'aanka ayaa noqdey sidii ay Soomaaliya dooneysay ee ahayd in ay maxkamaddu gasho muranka badda ee u dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Kenya.

Sidaa daraadeed ayuu Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud xalay shir jaraa'id waxaa uu ku qabtay xarunta madaxtooyada waxa uuna kaga hadlay go’aankii maxkamadda Cadaaladda ay ku taageertay dacwaddii badda Soomaaliya. Cabduqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixinta shirkaas Muqdisho inooga soo direy.

Dhageyso Madaxweyne Xasan oo Arrinta Badda ka hadley
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:48 0:00

XS
SM
MD
LG