Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baaq loo Diray Maamulka Puntland


Abdiweli Gaas
Abdiweli Gaas

Ehelada saddex dhallinyaro ah oo la sheegay inay dileen maleeshiyada taabacsan Daacish ayaa sheegay inay u baahan yihiin in maamulka Puntland uu xil iska saaro ilaalinta dadka rayidka ah.

Dhalinyaradan ayaa ka mid ahaa dad maalintii Jimcihii maleehshiyo loo malaynayo inay taabacsan yihiin mintidiinta Daacish ay kala degeen baabuur ay la socdeen meel u dhow degmada Qandala.

Saddex ka mid ah dhallinyaradaas ayaa gelinkii danbe ee xalay waxaa madaxyadooda la soo dhigay tuulada Karin oo 53 km u jirta degmada Qandala.

Mid ka mid ah ah waalidiinta dhalinyaradaais ayaa VOA uga warramay sida ay wax u dhaceen.

Baaq loo diray madaxda Puntland
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:16 0:00

XS
SM
MD
LG