Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cumar C/rashiid oo Eedeeyey Dalal Deris Ah


Ra'iisul wasaare Cumar
Ra'iisul wasaare Cumar

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa maanta shir magaalada Muqdishu ku qabtay shir jaraa’id oo uu kaga hadlay arrimaha doorashada Soomaaliya.

Cumar Cabdirashiid ayaa ku eedeeyey qaar ka mid ah dalalka deriska la ah Soomaaliya inay taageeradooda milatari u adeegsanayaan ujeeddooyin siyaasadeed si ay saamayn ugu yeeshan natiijada doorashada soo socota.

Waxa uu sheegay inuu ku baaqayo in dadka Soomaaliyeed loo madaxbaneeyo inay dhistaan dowlado ay ayaga doonayaan oo laga joojiyo faro-gelinta.

Warbixintan waxaa Muqdishu kasoo diraya Xasan Kaafi Qoyste.

Warbixin: Xasan Kaafi Qoyste
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:37 0:00

XS
SM
MD
LG