Isku xirrada

Somalia: Abaaraha oo Kusii Fidaya Meelo Badan


Webiga Shabelle oo guray

Abaaraha iyo aafada ka dhalatay ayaa kusii fidaya gobollo badan oo dalka ah. Mas’uuliyiinta gobollada Koonfureed iyo kuwa Waqooyi Bari Somalia waxay ka digayaan in tirada xoolaha le’anaya ay sii kordhayso, waxaana ay sheegeen inay ka cabsi qabaan in geeridu taabato aadanaha.

Warbixintan waxaa inoo diyaarisay Sahra Cabdi Axmed.

XS
SM
MD
LG