Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qalalaase ka Dhashay Go'aankii Madaxweyne Trump


Trump-Refugees
Trump-Refugees

Waxa weli sii socda qalalaasaha ka dhashay amarkii kasoo baxay madaxweynaha Maraykanka ee mamnuucayey dadka qaxootiga ee ka imanaya toddoba waddan oo Muslim ah oo kala ah Soomaaliya, Siiriya, Yemen, Suudaan, Libiya, Ciraaq, Iraan iyo Liibiya.

In ka badan 100 qof ayaa lagu xiray garoomada, waxaana dhinaca kale isa soo taraya cambaaraynta loo jeedinayo tallaabadan.

Dawladda Iiraan ayaa sheegtay inay mamnuucday dadka u dhashay Maraykanka ee soo galaya dalkeeda, Baarlamaanka Ciraaqna waxa uu maanta u codeeyey inay tallaabadaas ka aargutaan. Suudaan waxay u yeedhay diblomaasi Maraykan ah si ay uga dacwooto tallaadabada Maraykanka.

Warbixintan waxaa inoo diyaarisay Zletika Hocke, waxaa inoo haya Nuur Bukhaari.

Warbixinta: Nuur Bukhaari
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:09 0:00

XS
SM
MD
LG