Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixino ku Saabsan Xannibaadda Socdaalka ee Maraykanka


Dalkan Maraykanka haweeynay garsoore ka ah maxkamad ku taalla New York ayaa hor-istaagtay oo joojiysay qeyb ka mid ah wareegtada madaxweyne Donald Trump uu ku mamnuucay in Maraykanka ay yimaadaan qaxootiga iyo dadka ka soo jeeda 7 dal oo Somalia ku jirto.

Garsooraha ayaa amartay inaan la masaafurin dad haysta fiisaha ee lagu xidhay garoomada diyaaradaha Maraykanka ee ay ka soo dageen. Dadkaasi waxaa ku jirta gabadh Soomaali ah oo lagu xayiray garoon diyaaradeed oo u dhow magaalada Washington, iyadoo loo sheegay in dib loo celinayo.

Haddaba warbixino arrimahaas ku saabsan halkan hoose ka dhegeyso.

Warbixinada Xannibaadda Socdaalka
please wait

No media source currently available

0:00 0:16:08 0:00

XS
SM
MD
LG