Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Waddooyin la Dayac-tirayo


Muqdisho
Muqdisho

Wararka ugu waaweyn ee ay tabiyaan warbaahinta Caalamiga ee Somalia ku saabsan ayaa waxaa u badan Qaraxyada, abaaraha, burcad badeedda iyo argagixisada oo dhamaantooda muujinaya wajiga foosha xun ee Somalia, wixii ka dambeeyay burburkii dowladdii dhexe sanadkii 1091kii.

Laakiin dhinaca kale waxaa si tartiib tartiib ah uga socday magaalooyinka waaweyn qaarkood horumar iyo dib u dhis.

Waxaa ugu dambeeya oo tusaale loo soo qaadan karaa, maamulka gobolka Banaadir oo maanta dhagax dhigay wado isku xirta degmooyinka Qadiimiga ah ee Muqdisho oo ay dul maraan buundooyin, muddo dhowr iyo labaatan sana ahna burbursaneyd. Wariyeheenna Magaalada Muqdisho Xassan Kaafi Cabdiraxman Qoyste ayaa warbixinta goor dhow inoo soo diray.

Dhageyso Dhismaha Waddooyinka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:51 0:00

XS
SM
MD
LG