Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Keating oo ku Baaqay Doorasho Xor iyo Xaq Ah


Ergeyga gaarka ee xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa sheegay inay muhiim tahay in doorashada madaxweynaha Somalia ee bisha danbe dhici donta ay noqoto mid ku dhacda si xor iyo xalaal ah.

Mr Keating oo VOA wareysi siiyay isagoo ku sugna magaalada New York ayaa sheegay in haddi madaxweynaha lagu doorto qaab sharci-darro ah ay jiridoonto cawaaqib uu la kulmi doono marka la eego sida ay Beesha caalamku ula shaqeyn doonto.

Cabdicasiis Xuseen ayaa Ambassador Michael Keating wareystay. balse warbixintan kooban oo aan ka diyaarinay wareysigaasi waxaa inoo soo koobaya Nur Hassan Nur Bukhaari.

Dhageyso warbixinta Ergayga QM ee Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:07 0:00

XS
SM
MD
LG