Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad Soomaali ah oo Laga Masaafuriyey Mareykanka


Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in 90 qof oo Soomaali ah maanta laga dejiyey garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kadib markii laga masaafuriyey dalka Mareykanka.

Safiirka Soomaaliya ee Washington DC Axmed Cawad ayaa VOA u sheegay in dadka la celiyey ay isugu jiraan dad dambiyo ka galay Mareykanka iyo dad iska soo dhiibay dalkan balse loo diiday magan galyo.

Safiirka ayaa sheegay in go’aanka dadkan lagu masaafuriyey ay goysay maxkamad.

Wariyeheenna Falastiin Axmed Imaan ayaa dadkaasi waxay ahaayeen iyo sida lagu masaafuriyay weydiisay safiir Axmed Cawad.

Wareysi: Safiirka Soomaaliya ee USA
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:23 0:00

XS
SM
MD
LG