Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dareenka Soomaalida Mareykanka ee Trump


Trump Inauguration
Trump Inauguration

Donald John Trump ayaa shalay noqday madaxweynaha 45-aad ee dalka Mareykanka, wuxuuna dalka hoggaamin doonaa afarta sano ee soo socota.

Trump oo la doortay sideeddii November ayaa xilka si rasmi ah ugala wareegay madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama kadib markii lagu dhaariyey munaasabad ka dhacday aqalka Capitol Hill ee congress-ka Mareykanka.

Soomaalida ku nool dalkan Mareykanka gaar ahaan gobolka Minnesotta ee ay ugu badan yihiin ayaa dareenkooda iyo aragtidooda ka muujiyay Madaxtinimada Trump, oo intii uu olalaha doorashada ku jiray ee aanu madaxweynaha noqon afka ka weeraray Soomaalida.

Wariyeheenna Maxamuud Mascadde ayaa booqday suuq ku yaalla Minneapolis oo ay Soomaalidu leedahay si uu dareenkooda wax uga weydiiyo, warbixintan ayuuna ka soo diray.

Dareenka Soomaalida Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:28 0:00

XS
SM
MD
LG