Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taariikhda Caleemo Saarka Madaxweynaha Mareykanka


Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa maanta la caleemo saarayaa, waxaana munaasabadda dhaarta ee Donald Trump shaashadaha caalamnka ka daawan doono malaayiin qof.

Taariikh ahaan xafladaha caleema saarka iyo xil-wareejinta madaxweyne ee dalkan Mareykanka waxay u dhacaan si nabad ah, inta bandanna waxay ka tarjumaan isbadal dhinaca siyaasada ah iyo in si dimqoraadi ah xilku ku kala wareego.

Madaxweyne Obama oo xilka kasii degaya iyo Trump oo beddeli doonaa ayaa la filayaa inay kasoo wada dhaqaaqaan Aqalka Cad oo ay wada yimaadana goobta dhaarta.

Hadaba warbixin ku saabsan taariikhda caleemasaarka mdaxweynanimo ee Mareykanka, waxaa inoo diyaariyey wariyaha VOA-da Jim Malone, waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Taariikhda caleemo saarka
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:59 0:00

XS
SM
MD
LG