Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku Saabsan Kufsi ka Dhacay Goldogob


Maamulka, culumada iyo ehellada laba gabdhood oo fal kufsi ah lagula kacay degmada Goldogob ee maamulka Puntland ayaa la tacaalaya inay xal ka gaaraan arrinkaan.

Dhacdadan ayaa soo shaacbaxday kadib markii ay dadkii falkan geystay ay muuqaalo iyo sawiro ay ka duubeen mid ka mid ah gabdhaha la faraxumeeyey lasoo dhigay baraha bulshada.

Maamulka Goldogob ayaa sheegay inay gacanta ku soo dhigeen 5 ka mid ah raggaasi, sharcigana lagu qaadaayo, iyadoo dhibanayaashi dhaawacyada loo geystey lagu dabiibayo mid ka mid ah Isbitaalada maamulkaasi.

Haddaba Sahra Cabdi Axmed oo la xariirtey ehellada dhinacyada dhacdaan ku lugta leh ayaa waribixintan ku eegaysa sidii ay wax u dhaceen.

Kufsi ka dhacay Goldogob
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:34 0:00

XS
SM
MD
LG